Uefa ueropa League

Neymar: Barcelona waxa ay "weyday" indhihii Lionel Messi

0 Wednesday September 30, 2015 - 16:48:24
(Kubadbile) - Neymar waxa uu qiray in kooxdda Barcelona ay dhibaatootay bulaa Lionel Messi kulankii ay salasaddii la dheleen Bayer Liverkusen.

Read More »

Dhowr ciyaaryahan oo seegaya kulanka Man United ay habeen dambe la dheeli doonto Wolfsburg

0 Tuesday September 29, 2015 - 20:29:41
(Kubadbile) - Tababaraha Manchester United Louis Van Gaal ayaa daaha ka rogay in laacibkiisa khadka dhexe Michael Carrick uu seegi doono kulanka Champions League ee ay habeen dambe la leeyihiin Wolfsburg.

Read More »

West Brom oo usoo bixi karta Koobabka Yurub

0 Saturday September 26, 2015 - 10:09:30
(Kubadbile) Daafacii hore ee kooxda Manchester United Jonny Evans oo Red Devils 31 kulan oo tartamada Yurub ah u saftay, ayaa maanka ku haya in kooxdiisa cusub WBA ay ka qeyb geli karto tartamada yurub.

Read More »

Nainggolan oo si kal iyo laab ah raali galin uga bixiyey dhaawicii halista ahaa ee Rafinha

0 Thursday September 17, 2015 - 18:22:20
(Kubadbile) - Laacibka khadka dhexe ee Roma Radja Nainggolan ayaa raaligaliyey Rafinha kaddib markii laacibka Barcelona laf ka mida kuwa jilibka ay dilaacday.

Read More »

Kooxaha Britain oo sadaqo u uruurin doona dadka magan-galyo doonka ah

0 Thursday September 17, 2015 - 17:29:07
(Kubadbile) - Kooxaha Britain ee ka qeyb galaya Champions League iyo Europa League waxa ay sadaqo ugu deeqi doonaan qaxootiga Yurub soo galaya.

Read More »

Arsenal Oo Noqotay Kooxdii Ugu Horeysa Ee PL oo Lacag Ugu deeqday Qaxootiga Syria

0 Thursday September 10, 2015 - 15:10:50
(Kubadbile) Kooxda Arsenal ayaa waxa sheegtay in iyada ay ku deeqi doonto Tikid kasta in ay ka jirto £1 (Hal Gani) ciyaarta ay la yeelaneyso kooxda Stoke City todobaadka soo socda iyada oo lacagtaasi lagu kaalmeyn doono qaxootiga Yurub soo galaya.

Read More »

Lama filaan : Akhbaar Aan Wanaagsanay Oo Usoo Yeertey Kooxda Bayern Munich iyo Waliba Xulka Holand.

0 Visits: 336 | Saturday September 05, 2015 - 20:14:10
(Kubadbile) Khasaarihii ku dhacay xulka Holand ee looga adkaaday 0-1 oo ay uga adkaadeen xulka Iceland, waxaa Holand uga darnaatay dhaawaca soo gaaray laacibka halista ah ee Arjen Robben , laacibku waxa uu la kulmay dhaawac kulankiisii ugu horeeyay ee is reebreebka qaramada yurub ee 2016-ka, isagoo…

Read More »

Kooxaha England ee ciyaara Koobabka Yurub oo Yaraan doona Sababta "Sawirro"

0 Visits: 476 | Saturday August 29, 2015 - 11:34:25
Ingiriiska ayaa hadda heysta fursad ay Champions league kooxihiisa uga qeyb galaan 4 naadi, waxaase uu lumin doonaa Fursaddaas.

Read More »

Isku aadka koobka UEFA Europa League oo lasameeyey+Sawiro

0 Friday August 28, 2015 - 23:56:40
(Kubadbile)Xiriirka kubada cagta qaaradda Yurub (Uefa) ayaa soo saaray isku aadka koobka labaad ee qaarada yurub ee Europa League waxaana isku soo beegmey kooxo kala wadan ah iaydoo la ciyaari doono kulamo laba lug ah.

Read More »

Yurub iyo aduunka oo dhan kooxahee ugu koobab Badan Maqalkan Ku Aqri

0 Thursday August 13, 2015 - 19:22:03
Kooxda kubadda cagta Barcelona ee dalka Spain ayaa noqotay kooxda ugu Koobabka Badan qaaradda Yurub Halka Aduunka ay ka gashay Kaalinta 2 aad

Read More »

Horudhaca : Barcelona iyo Seville Uefa Super Cup

0 Tuesday August 11, 2015 - 12:19:03
Kooxaha Barcelona iyo Seville ee dalka Spain ayaa caawa ku kulamaya koobka Super ee Qqarada Yurub kaasoo ka dhacaya Magaalada Tbilisi ee dalka Goargia.

Read More »

Mourinho: Chelsea ma tabi doonto Chech

0 Monday August 10, 2015 - 14:16:14
Kooxda Chelsea tababaraheeda Jose Mourinho ayaa waxa uu sheegay in kooxda Chelsea marnaba aysan tabi doonin ciyaaryahanka Petr Cech oo ku biiray Arsenal inta ay heystaan ciyaaryahanka Asmir Begovic.

Read More »

Arsenal oo ku garaacday naadiga Man United saxiixa ciyaaryahanka Virginia

0 Monday August 03, 2015 - 21:48:54
Kooxda Arsenal ayaa waxa ay ku garaacday naadiga Manchester United saxiixa ciyaaryahanka kooxda Benfica goolka u qabta Joao Virginia,sida maanta ay qoreen jaraa'idyada.

Read More »