Serie A

Dzeko oo Bil ka maqnaanaya Roma

0 Sunday September 27, 2015 - 15:57:06
Roma ayaa xaqiijisay dhaawac uu muddo bil ah uga maqnaanayo kooxda Laacibka Weerarka ka ciyaara ee Edin Dzeko.

Read More »

Totti oo ay dhalashadiisu tahay inkastoo uu xaalad xun ku jiro

0 Sunday September 27, 2015 - 15:33:30
(Kubadbile) Waa maallin farxad dhalasho oo qaraar marka loo eego hogaamiyaha kooxda Roma Francesco Totti, oo qaba cabsi ku aadan inuusan garoomada cag soo dhigi doonin muddo labo bilood ah.

Read More »

Sawirro: 8-Naadi Ee Ugu Dadka Badan Baraha Bulshada iyo Real Madrdid Oo 1-aad laga haysto

0 Visits: 1242 | Sunday September 27, 2015 - 14:53:39
(Kubadbile)Baraha ay bulshadu ku wada xiriirto waa halka laga qiyaaso isla markaana laga ogaado awoodda suuq gaynta kooxdu ay leedahay iyo sida ay usoo jiidato taageerayaal badan oo ku kala nool daafaha caalamka .

Read More »

Aqriso Dhammaan kulamada Maanta iyo Caawa laga cayaarayo Yurub

0 Visits: 383 | Sunday September 27, 2015 - 11:46:53
(Kubadbile) waxaa maanta iyo caawa la ciyaarayaa kulamo ka tirsan horyaalada waa weyn ee qaaradda sida ingiriiska talyaniga Isbeeyn jarmalka iyo farasniiska.

Read More »

Falanqeynta Kulanka Inter vs Fiorentina

0 Sunday September 27, 2015 - 08:03:46
Labada Kooxood ee Inter iyo Fiorentina ayaa maraya Caadda sare, marka la fiiriyo Xagaagan iyo Horyaalka 2015-2016, Inter ayaa badisay 5 kulan oo ay ciyaartay Horyaalka.

Read More »

Juventus oo sheegatay inaysan tartanka horyaalka loogu jiro ka harin xilli markale ay guul darreysatay

0 Sunday September 27, 2015 - 02:58:02
(Kubadbile) Macallinka kooxda Bianconeri Massimiliano Allegri ayaa aaminsan inaysan kooxdiisu ka harin gebi ahaan tartanka loogu jiro hanashada horyaalka, Inkastoo guul darro kale oo qaraar ay kasoo wajahday dhanka Kooxda Napoli.

Read More »

Messi la shaaciyay xilliga uu maqnaanayo

0 Saturday September 26, 2015 - 20:05:20
(Kubadbile) Lionel Messi ayaa lagu wadaa in uu garoomadda ka maqnaaddo muddo 8 toddobaad ah kaddib markii uu soo gaaray dhaawaca jilibka ah kulankii ay maanta la dheleen Las Palmas daqiiqaddihii hore.

Read More »

Daafaca Inter Nemanja Vidic oo ku wejahan horyaalka MLS

0 Saturday September 26, 2015 - 15:09:15
(Kubadbile) Ciyaaryahanka daafaca ah ee lagu magacaabo Nemanja Vidic ayaa lagu wadaa in uu ka tago kooxda Inter isla markaana uu ku biiro mid ka mid ah kooxaha dalka Mareykanka.

Read More »

Qasnadii Kooxda Inter Milan Oo La Xiray Ka Dib Markii Ay Qasaartay

0 Saturday September 26, 2015 - 11:04:43
Wararka kasoo baxaya magaalada milaano ayaa waxa ay sheegayaan in kooxda Inter Milan in ay qasaartay lacag dhan €90m sanadkii lasoo dhaafay sida lagu cadeeyay xisaabaad dib u eegis lagu sameeyay.

Read More »

Giorgio Chiellinni oo shumis saaxiibtiis uga yimid ay ula mid aheyd qaniinyadii Suarez

0 Friday September 25, 2015 - 13:59:26
(Kubadbile) Kadib dhacdadii qaniinyada la xiriirtay ee Suarez uu ugu xadguday daafaca qaranka Talyaaniga Giorgio Chiellini waxay wiilkii hore ee Liverpool u horseeday in luqunta loo suray ganaax 180 maalmood oo ka dhan ah dheelida kubadda cagta iyo 9 kulan oo caalami ah.

Read More »

AC Milan oo loo sheegay in qasab ay tahay inay usoo baxdo Champions League

0 Thursday September 24, 2015 - 21:34:29
(Kubadbile) Kubad hakiyaha kooxda AC Milan Alex ayaa maanka ku haya in kooxdiisu ay ku qasbantahay inay ku dhameysataa xilli ciyaareedkaan Seddexda kooxood ee ugu sareeya horyaalka Serie-A, si xilli ciyaareedka soo aadan ay uga soo muuqato koobka Dhega weyne.

Read More »

Juventuz oo taako loo dhigay lana geeyay booska 13aadee kala sareynta Serie-A

0 Thursday September 24, 2015 - 03:55:50
(Kubadbile) Kooxda marwada duqda ee Bianconeri ayaa mar kale taako loo dhigay horyaalka Serie-A markii ay barbar dhac la dhaafi weysay kooxda Frosinone.

Read More »

Tababaraha AC Milan ayaa si weyn u amaanay weeraryahankiisa Balotelli

0 Wednesday September 23, 2015 - 04:23:19
(Kubadbile) Layliyaha AC Milan Sinisa Mihajlovic oo kooxdiisu ay Seddex iyo Labo ku quusisay kooxda Udinese si ay usoo gasho booska 4aad ee kala horeynta horyaalka ayaa si diiran u amaanay Balotelli.

Read More »

Daawo Mario Balotelli oo dhaliyay gool cajiib ah iyo goos-gooska Milan iyo Udinese

0 Wednesday September 23, 2015 - 02:43:15
(Kubadbile) Laacibka kooxda AC Milan Mario Balotelli ayaa kooxdiisa u suura geliyay in guushii labaad oo xiriir ah ay gaaraan.

Read More »

Mario Balotelli oo guul u horseeday Milan kulankii ugu horeeyay lagu soo billaabo garoonka + Sawirro

0 Wednesday September 23, 2015 - 01:37:38
(Kubadbile) Kooxda AC Milan ayaa guushii labaad oo xiriir ah ka gaartay horyaalka Talyaaniga kaddib markii ay 3-2 kaga adkaatay kooxda Udinese.

Read More »

Robert Mancini oo sii amaanay Verona kahor kulanka berito ay la dheelayaan

0 Tuesday September 22, 2015 - 17:53:48
(Kubadbile) Roberto Mancini oo hogaamiya kooxda Inter ayaa amaanay dabeecadda iyo dhaqanka kooxda Verona oo ay berito la dheelayaan.

Read More »

Ferguson oo mar ku siktay inuu u dhaqaaqo kooxda Inter

0 Tuesday September 22, 2015 - 17:43:22
(Kubadbile) Macallinkii hore kooxda kubadda cagta Manchester Sir Alex Ferguson oo lagu tilmaamo inuu yahay mid kamida macallimiinta ugu guulaha badan kubadda kadib markii uu Man UTD kula guuleystay 13 koob oo horyaalka Eplka ah 2 koob oo Champions League ah iyo 5 koob oo FA cup ah ayaa iska diiday inuu…

Read More »

Hamsik oo safka Napoli kusoo laabanaya xilli walaac dhaawac uu taaganyahay

0 Tuesday September 22, 2015 - 17:18:10
(Kubadbile) Laacibka hogaamiya kooxda kubadda cagta Napoli Marek Hamsik ayaa safka kooxdiisa kasoo muuqan doono kulanka ay wejahayaan kooxda Carpi xilli dhaawac uu qabo.

Read More »

Paul Pobga ka tegistiisa Manchester United waxaa sabab u noqday wakiilkiisa

0 Tuesday September 22, 2015 - 11:28:25
(Kubadbile) Laacibka lambarka 10aad u xirta kooxda Juventus Pogba ayaa isaga dhaqaaqay kooxda United xilligii macallin Ferguson, Macallinkiisii hore ayaa maanta shaaciyay sababta rasmiga ah ee ka danbeysay.

Read More »

Mudada uu garoomada ka maqnaanayo Mandzukic oo la shaaciyay iyoJuventus oo u dhibtooneysa

0 Monday September 21, 2015 - 21:38:39
(Kubadbile) Mario Mandzukic oo weerarka uga dheela kooxda kubadda cagta Juventus ee Serie-A ka dhisan ayaa la xaqiijiyay inuu garoomada ka maqnaanayo ilaa Seddex Usbuuc kadib dhaawac soo gaaray.

Read More »